Skip to main content

Dadqalkii Naxariista Badnaa

No reviews yet
Product Code: 9789692492768
ISBN13: 9789692492768
Condition: New
$15.33

Dadqalkii Naxariista Badnaa

$15.33
 
Waa qoys ay diini kala irdheysay, kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala galay 27 gu' ka hor. Doris waxay baylah dhigtay noloshii qurxanayd ee wiilkeeda Alan, kaddib markii iyada iyo walaalkeed Edy ay ku biireen diin cusub oo ay ku bahoobeen inta badan hantiilayaasha degmadooda. Doris, weligeed way u diidi jirtay in uu wiilkeedu galo diintan. Balse, go'aankeedii wuxuu jabay kolkii uu aqalkooda yimid wadaad ka mid ah madaxdii Hoyga Dhibbanaha oo ah xarunta dhexe ee diintan qarsoodiga ah. Alan, wuxuu ahaa ganacsade hodon ah balse si dadban ugu lug yeeshay xer aan Alle xiriir la lehayn. Isaga oo aan filayn ayuu daahfuray siro qoyskiisa u qarsanaa dhowr fac. Wuxuu ogaaday sababo yaab leh oo ka dambeeyay geeridii aabbihii iyo walaashii, kaddibna wuxuu bilaabay aargoosi la fogaaday. Halgan dheer ayuu u galay in uu tirtiro diinta cusub iyo dadka raacsanba, balse ma ka badbaadi doonaa dhagarta gaamurtay?


Author: Aliqeyr Mohammed Nur
Publisher: Aliqeyr Nur
Publication Date: Jan 11, 2023
Number of Pages: NA pages
Language: Somali
Binding: Paperback
ISBN-10: 9692492761
ISBN-13: 9789692492768
 

Customer Reviews

This product hasn't received any reviews yet. Be the first to review this product!

Faster Shipping

Delivery in 3-8 days

Easy Returns

14 days returns

Discount upto 30%

Monthly discount on books

Outstanding Customer Service

Support 24 hours a day